Xogta Dilkii Jamal Khashoggi

Maamulka Madaxweyne Biden ayaa ahaa shaaciyay warbixintii sirdoonka ee la sugayay, taas oo si toos ah u eedaynaya Dhaxal sugaha awoodda badan ee Sucuudiga. Warbixinta ayaa sheegtay inuu isagu amray amma uu wax ka ogaa dilka Waiye Jamaal Khaashuqji, Faahfaahinta warkan waxaa inoo haya Xuseen Barre Aadan

Your browser doesn’t support HTML5

Dilkii Jamal Khashoggi