Dowladda iyo Mucaaradka 'oo la dhex-dhexaadinayo'

Kulanka Farmaajo iyo Bulshada Rayidka

Xubnaha Ururada bulshada rayidka ee magaalada Muqdisho ayaa wada dadaallo ay ku doonayaan inay ku dhex-dhexaadiyaan dowladda federaalka Soomaaliya iyo Midowga Musharaxiinta.

Muxuyadiin Cismaan Shaatax, oo ah gudoomiyaha bulshada rayidka ee Muqdisho, ayaa sheegay inay u jeedku uu yahay inay dhinacyadu ay isu soo dhowaadaan, ayadoo laga baaqsanayo waxkasto oo keeni kara xasilliooni darro.

Wariyaha VOA ee magaalada Muqdisho Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa arrimahaasi ka wareystey gudoomiye Shaatax.

Your browser doesn’t support HTML5

Warasiga Muxudiin Cismaan Shaatax