Tirada kiiska COVID-19 ee Soomaaliya oo korortay

COVID19

COVID19

Soomaaliya waxaa sii laba kacleeyay xanuunka COVID-19, waxaana maalinba maalinta ka dambeysa sii kordhaya tirada kiisaska dadka u dhimanaya iyo kuwa uu soo radanyo cudurka.

Dhinaca kal,e buslahada Soomaalida ayaa waxaa aad ugu yar wacyigelinta iyo taxaddarka la xiriira ka hortaggga COVID-19, iyadoo inta badan dadka aysan toos ugu hoggaansamin tilmaamaha ay bixinayaan quburrada caafimaadka.

Wariyaha VOA-da Cabdulcasiis Axmed Barrow ayaa warbixinntan nooga soo diray magaalada Muqdisho.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Covid19 ee Soomaaliya