Waa sidee xaaladda COVID-19 ee dalka Jabuuti ?

Shaqaalo ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka oo wada baaritaan ku saabsan Covid-19

Dalka Jabuuti, waxaa soo kordhay tirada dadka laga helayo xanuunka COVID-19, inkastoo Wasaaradda Caafimaadku sheegtay in xaaladda ay wali sahlantahay.

Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Jabuti kasoo diray, Ramadan Musa.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkaan ka dhageyso warbixinta