Jubaland oo shaacisay sababta ay u qaadacday shirka Muqdisho

Golaha Wasiirada Jubaland

Maamulka Jubaland ayaa ka hadlay sababaha uusan oga qeyb galeeynin shirka looga hadlayo arrimaha doorashooyinka ee uu ku baaqay madaxweynaha xilku ka dhammaaday ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyagoona sharuudo ku xeray ka qeebgalka shirkaasi.

Hadalka Jubaland ayaa imanaya ayada oo Madaxtoyada Soomaaliya ay shalay soo saartay war-saxaafadeed ugu baaqaya maamul goboleedyada Puntland iyo Jubaland inay kasoo qaybgalaan shirarka ka socda Muqdisho ee lagu dhamaystirayo heshiskii 17-ka September.

Wariyaha VOA ee magaalada Kismaayo Aadan Maxamed Salaad ayaa arrimahaasi ka wareystay Wasiirka Warfaafinta Jubaland Injineer Cabdi Xuseen Sheekh Maxamed.

Your browser doesn’t support HTML5

Jubaland oo shaacisay sababta ay u qaadacday shirka Muqdisho