Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan faa’iidooyinka iyo caqabadaha ka taagan hirgelinta nidaamka federaalka Soomaaliya. Waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Maxamed Colaas Xasan.
Your browser doesn’t support HTML5
ILEYSKA VOA: Faa'iidooyinka caqabadaha federaalka Soomaaliya