Wararkii ugu dambeeyay kiisaska COVID-19 ee Soomaaliya

COVID-19

Wasaaradda caafimaadka maamulka HirShabeelle ayaa faah-faahin ka bixisay xaaladihii ugu dambeeyay ee xanuunka COVID-19 ee deegaanada maamulkaas, kadib markii cudurka uu kusoo laba kacleeyay gudaha Soomaaliya.

Tirada dadka u dhimanaya xanuunka ee gudaha Soomaaliya ayaa kordhaysay maalmihii u dambeeyay.

Wariyaha VOA Xuseen Xasan Dhaqaane ayaa warkan kasoo direy Baladweyne.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkaan ka dhagayso wararka COVI19