Turkiga oo Qorsheynaya inuu Saldhig Dayx-gacmeed ka Dhiso Somalia

Dowladda Turkiga ayaa qorsheyneysa in ay hawada sare u dirto dayax-gacmeed baaxad leh, sanadka 2028-ka. Warar laga helayo ilo dowladda ku dhow-dhow ayaa sheegaya in ay suurto-gal tahay in saldhigga laga ganayo dayax-gacmeedkaas ay suurto gal tahay in Ankara ay ka dhisato Soomaaliya.

Warbixin umuurtaasi ku saabsan waxaa innoo haya Jacfar Kukay.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Dayax-gacmeedka Turkiga