Somaliland oo hakisay isticmaalka lacagta $50-ka dollar

Maamulka Somaliland ayaa hakiyay isticmaalka lacagta $50-ka dollar ee Mareykanka, kadib markii la sheegay in suuqyada Hargeysa iyo Wajaale ay soo gashay lacag been abuur ah.

Gudoomiyaha Bankiga Dhexe ee Somaliland Cali Ibrahim Jaamac (Baqdaadi) ayaa arrintan uga waramay wariyaha VOA-da ee Hargeysa Khadar Maxamed Cakulle.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixintii Somaliland oo hakisay isticmaalka 50-ka dollar