Heshiiska Baydhaba ma ka fulayaa madaxdii is-haysay?

Madaxda Soomaalida

Guddiga farsamo ee ka kala socday dowlad goboleedyada, dowladda federaalka iyo gobolka Banaadir ee ku shirsanaa magaalada Baydhaba ayaa sheegay inay xal ka gaareen arimaha la isku hayay ee doorashada Soomaaliya.

Haddaba heshiiska ay guddigan farasamadu gaareen maxay uga dhigantahay siyaasaddii cakirneyd ee Soomaaliya? Mase ka fulayaa madaxdii markii hore ku guul dareystay inay heshiiyaan ee ay xubnaha gudiggan matalayaan?

Su’aalahaas iyo kuwo kale ayuu Maxamed Colaad Xassan weydiiyay Khaalid Maxamud Maclalin oo ka mid ah barayaasha Jaamacadda Somalia ee Muqdisho, kana faalooda arrimaha siyaasadda Soomaaliya.

Your browser doesn’t support HTML5

Heshiiska Baydhaba ma ka fulayaa madaxdii is-haysay?