Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo geeriyooday

Sheekh Nuur Baaruud

Sheekh Nuur Baaruud

Allah ha u naxariistee waxaa habeenkii xalay ahaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka mid ahaa culimada waa weyn ee Soomaaliya.

Haddaba sababta geerida iyo noloshiisa ayaa Maxamed Cabdi Sandhere waxa uu ka wareystay Sheekh Bashiir Axmed Salaad, oo ah guddoomiyaha hay’adda culimada Soomaaliyeed.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Geerida Sheekh Nuur Baaruud Gurxan