8 qof oo ku dhintay weerar Al-Shabaab ay ka geysteen Mudug

Shabaab

Ugu yaraan 8 qof oo saddex ka mid ah rayid ahaayeen ayaa lagu soo warramayaa in ay ku dhinteen dagaal xalay Al-Shabaab iyo dadka deegaanka ku dhex-maray koonfurta gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya.

Warkaan waxaa Gaalkacyo kasoo diray Cabdiwaxid Macalim Isxaq.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkaan ka dhageyso warbixinta oo kooban