Booliska oo baaraya haween lagu dilay Muqdisho

Muqdisho

Booliiska magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay baarayaan dil loo gaystay saddex haween ah oo ka dhacay degmada Dayniile saacadihii lasoo dhaafay.

Dhinaca kale, mas’uuliyiinta dawladdu waxay ka hadlaan xaaladda isgoyska Dabka oo xalay dhagxaan lagu gooyey kadib qarax shalay ka dhacay magaalada Muqdisho.

Faah-faahinta warkan waxaa Muqdisho kasoo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Booliska oo baaraya haween lagu dilay Muqdisho