Wararkii ugu dambeeyey ee is-mari waaga doorashada Soomaaliya
Madaxda Soomaalida
MUQDISHO —
Waxaa weli cakiran muranka siyaasadeed ee u dhexeeya dawladda federaalka Soomaaliya iyo dhinacyada siyaasadeed ee ay iskaga soo horjeedaan qabashada doorashada.
Inkastoo ay ilaa shalay soo baxayeen cadaadisyo lagu saarayo dhinacyada inay wada hadlaan, oo ka imanayey beesha caalamka, haddana illaa hadda ma muuqato in labada dhinac mid walba kasoo dhaqaaqay meeshii uu taagnaa.
Wararkii ugu dambeeyey waxaa warbixintan ka diyaariyey Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.
Your browser doesn’t support HTML5
Wararkii ugu dambeeyey ee is-mari waaga doorashada Soomaaliya