Wicitaanka Dhageystaha: Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa

Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu ku saabsan yahay doorka ay xildhibaanada baarlamanka Soomaaliya ka qaadan karaa xal u helista is-mari waaga doorasho ee ka taagan dalka. Waxaa barnaamijka marti ku ah xildhibaan Prof. Maxamed Cumar Dalxa, waxaan wareysatay Sahra Cabdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Wicitaanka Dhageystaha: Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa