MUQDISHO —
Waxaa xalay dhammaaday mudo xileedka madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo, waxaana xaley kulamo siyaasdeed ay ka dhacayeen magaalada Muqdisho.
Kulamadan ayaa waxaa ku lug lahaa musharaxiinta mucaaradka, xildhibaano iyo siyaasiyiin kale. Wararkii ugu danbeeyey ee xaaladda siyaasadda eeMuqdisho, waxaa warbixintan kasoo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.
Your browser doesn’t support HTML5
Xaalada Siyaasadeed ee Soomaaliya