Al-shabab oo Weeraray Deegaanka Tabeellaha

Habeenkii xalay ahaa waxaa dagaalyahanno ka tirsan Alshabaab ay weerar ku qaadeen bar koontarool oo ay ciidamada maamulka Koofur-galbeed ku leeyihiin deegaanka Tabeellaha oo ku yaalla inta u dhexeysa Afgooye iyo Wanlaweyn. Khasaare dhimasho iyo dhaawac ah ayaa ka dhashay weerarkaasi.

Wariyaheenna Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan kooban innoo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Weerarka Alshabab