Midowga Musharaxiinta oo baaq kasoo saaray shirka Dhuusamareeb

Sheekh Shariif

Midowga Murashixiinta ayaa ku baaqay in shirka Dhuusamareeb uu noqodo mid loo dhan yahay, si go’aanada ka soo baxaya ay u noqdaan kuwo wada ogol ah oo la meel marin karo, meteli karana rabitaanka shacabka Soomaaliyeed.

Gudoomiyaha Midowga Murashixiinta Shariif sheekh Axmed oo wariyeyaasha ku hadlayay maanta Muqdisho ayaa sidoo kale ka hadlay waqtiga sii dhamaanaya ee muddo xileedka madaxweynaha iyo aragtidooda ku aadan.

Hadalka Sheekh Shariif waxaa warbixintan ka diyaariyey Maxamed Colaad Xasan.

Your browser doesn’t support HTML5

Midowga Musharaxiinta oo baaq kasoo saaray shirka Dhuusamareeb