Bandhigga VOA: Qorshayaasha madaxweyne Biden iyo saameyntooda

Barnaamijka Bandhigga VOA-da waxa uu todobaadkan ku saabsan yahay qorsheyaasha madaxweynaha cusub ee Maraykanka Joe Biden uu soo bandhigay muddadii uu xilka hayey iyo sida ay u saamaynayaan bulshada Mareykanka. Waxaa soo jeedineysa Sahra Ciidle Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA: Qorshayaasha madaxweyne Biden iyo saameyntooda