Wicitaanka Dhageystaha: Cabdirashiid Khaliif Xaashi

Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu ku saabsan yahay loolanka ka taagan doorashada Soomaaliya, ayada oo madaxweyne Farmaajo uu ku dhowaaqay shir uu la yeelanayo madaxda maamul goboleedyada, kaasi oo ka dhacaya Dhuusamareeb.

Barnaamijka waxaa marti ku ah Cabdirashiid Khaliif Xaashi, oo ah agaasimaha machadka Heritage, una warramaya Sahra Cabdi Axmed iyo dhageystayaasha.

Your browser doesn’t support HTML5

Wicitaanka Dhageystaha: Cabdirashiid Khaliif Xaashi