Jubaland oo sheegtay mowqifkeeda shirka Dhuusamareeb

Kulanka Axmed Madoobe iyo James Swan

Maamulka Jubaland ee koonfurta Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay shirka wadatashiga ah ee uu ku baaqay madaxweynaha Soomaaliya inuu ka dhaco magaalada Dhusamareeb maalinta berri ah.

Dhinaca kale, wakiilka xoghayaha guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya James Swan iyo xubno la socday oo gaaray magaaalada Kismaayo maanta ayaa arrimaha doorashada waxay ka wada hadleen madaxda Jubaland.

Warbixintan waxaa Kismaayo kasoo diray weriyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.

Your browser doesn’t support HTML5

Jubaland oo sheegtay mowqifkeeda shirka Dhuusamareeb