Sababaha dib-u-dhacyada doorashooyinka Somaliland

Somaliland mudooyinkii ugu danbeeyey waxa ku soo noqnotay dib u dhaca doorashooyinka iyo mudo kordhin loo sameeyo golayaasha kala duwan, balse markii ugu horeysay ayaa hadda la doonaya in doorashada la qabto wakhti ka horeeya mudo xileedka wakiilada Somalliland.

Warbixin uu arintasi ku eegayo waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Sababta Dib u dhacyada Doorashooyinka SLand