Daraasad laga soo saaray xaaladda dadka qaba AIDS-ka ee Soomaaliya

Kumannaan kun oo qof oo Soomaali ah ayaa la nool xanuunka HIV-AIDS kuwaasi oo dhibaatooyin kala duwan oo iskugu jira dhinaca caafimaadka, bulshada iyo shaqadaba ay haystaan.

Haddaba Ururka Cilm-Baarayaasha Soomaaliyeed ayaa soo saaray daraasad cusub oo ka hadlaysa xaaladda iyo baahida dadkaasi.

Haaruun Macruuf ayaa arrintan ka waraystay Dr. Shaafici Shariif Maxamed oo ah Madaxa Ururrka Cilmi-baarayaasha Soomaaliyeed.

Your browser doesn’t support HTML5

Daraasad laga soo saaray xaaladda dadka qaba AIDS-ka ee Soomaaliya