Soomaalida ku nool Masar oo soo dhawaysay go'aamada Joe Biden

Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool dalka Masar ayaa soo dhaweeyay xayiraaddii socdaalka ee uu laalay madaxweynaha Cusub ee Maraykanka Joe Biden sida uu faahfaahinayo wariyaha VOAda ee Qaahira Xuseen Saxnuuni.

Fadlan qaybta hoose ka dhegayso warbixinta Xuseen Saxnuuni.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin: Soomaalida ku nool Masar oo aad u soo dhaweeysay go'aamada madaxweyne Biden