Abaaro Daran oo ka Jira G. Gedo

Gobolka Gedo ee maamulka Jubbaland waxaa laga soo sheegayaa abaar daran oo saameyn xun ku yeelatay dadka xoolo-dhaqatada ah ee gobolkaasi ku nool.

Xoolaleyda ayaa bilaabay in ay u hayaamaan gobollada Jubada hoose, Jubbada dhexe iyo Shabeellaha hoose, si iyaga iyo duunyadooduba ay biyo iyo baad ay halkaasi uga helaan.

Aadan Kismaayo oo Jubbaland jooga ayaa warbixintan innoo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyos Abaaraha Gedo