Soomaaliya oo beenisay in ciidankeedu ka dagaalameen Tigray

Osman Dubbe

Dawladda Soomaaliya ayaa xalay beenisay in ciidamo Soomaali ah ay ka dagaal galeen colaadda gobolka Tigray ee dalka Itoobiya

Beenintan ayaa ka dambaysay warar lagu baahiyey baraha bulshada oo sidaasi sheegayey, kuwaasi oo sidoo kale ay ka hadleen qaar ka mid ah siyaasiyiinta iyo xidlhibaano.

Dhinaca kalena waxaa jira waalidiin ku doodaya in ubadkooda loo qaaday tababar dibedda ah ilaa haatan aysan war iyo wacaal ka haynin.

Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Your browser doesn’t support HTML5

Soomaaliya oo beenisay in ciidankeedu ka dagaalameen Tigray