Xal laga gaaray diidmada shllinka Soomaaliga ee Puntland

Puntland

Puntland

Guddiga xalinta dhibatada suuqa iyo lacagaha ee Puntland oo dhowaan uu magacaabay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulalahi Deni ayaa soo saray go’amo xal u noqon kara arrimaha la xiriira diidmada Shilin Soomaaliga oo saameyn ku yeeshay, ganacsiga deegaannadda uu ka arrimiyo maamulka Puntland.

Wariyaha VOA-da Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintaan kasoo diray magaalada Garowe.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta diidmada Shilin Soomaaliga