Dhinacyada isku haya doorashada Soomaaliya oo digniin loo diray

Madaxda Soomaalida

Madaxda Soomaalida

Golaha Abwaanada Soomaaliyeed ayaa kaga digay dhinacyada isku haya doorashada in dalka ay geliyaan qalalaase.

Hadalkan ayaa imanaya iyadoo weli uu jiro khilaafka u dhexeeya dawladda federaalka, iyo maamul goboleedyada Puntland iyo Jubbaland, iyo weliba musharraxiinta mucaaradka.

Warbixintan waxaa Muqdisho nooga soo diray weriyahayaga Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhinacyada isku haya doorashada Soomaaliya oo digniin loo diray