Diiwaan-gelinta cod-bixiyayaasha oo ka socota Sanaag

Somaliland Elections

Diiwan galinta cod-bixiyeyaasha doorashooyinka Somaliland ayaa maalintii labaad ka socota gobolka Sanaag.

Bishii November ayey Somaliland rasmi ahaan uga billaabatay diiwaan-gelinta cod-bixiyayaasha, taasi oo fure u ah qabsoomidda doorashooyinka baarlamanka iyo deegaanka.

Warkan waxaa Hargaysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Diiwaan-gelinta cod-bixiyayaasha oo ka socota Sanaag