Somaliland oo xayiraadda ka qaaday Universal TV

Xukuumadda Somaliland

Xukuumadda Somaliland

Wasaaradda warfaafinta Somaliland ayaa xayiraaddii ka qaaday Teleefishanka Universal kadib markii ay bixiyeen lacag ganaax ah oo la dul-dhigay TV-gaasi, lacagtasi oo dhamayd $15,000.

Haddaba agaasimaha Universal TV ee Somaliland Maxamed Caabbi ayaa Hargeysa ugu waramay weriyaha VOA Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Somaliland oo xayiraadda ka qaaday Universal TV