Wicitaanka Dhageystaha: Cabdiraxmaan Ciise Kaahin

Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay saameynta uu cudurka COVID-19 ku yeeshay ganacsiyada Soomaalida ee dalka Mareykanka. Waxaa marti ku ah Cabdiraxmaan Ciise Kaahin, oo ah milkiilaha maqaayadda Afro Deli ee Minneapolis. Waxaana daadihineeysa Sahra Cabdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Wicitaanka Dhageystaha: Cabdiraxmaan Ciise Kaahin