Dagaalka Warbaahinta ka Dib Heshiiska Wadamada Khaliijka

Khilaafkii u dhexeeyay dalalka Khaliijka ee dhawaan laga heshiiyay ayaa muddadii uu socday waxaa dhinacyada is hayaa ay isku adeegsanayeen warbaahinta rasmiga ah iyo baraha bulshadu ku xidhiidho, hadaba heshiiska ka dib maxaa isbedellay, Xuseen Barre ayaa warbixintan ku eegaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Dagaalka Warbaahinta Ka Dib Heshiiskii Khaliijka