Qaraxyo xalay laga maqlay Bacaadweyne

Galkayo, Somalia

Warar laga helayo dadka deegaanka Bacaadweyne ee Galmudug ayaa sheegaya in xalay ay dadku maqleen laba qarax oo waawayn kuwaa oo laga maqlay deegaano u dhaw Bacadweyne.

Warbixin kooban oo qaraxyadaas ku saabsan waxaa noo soo diray wariyaha VOA-da ee magaalada Gaalkacyo Cabdiwaaxid Macallin Isxaaq.

Your browser doesn’t support HTML5

Qaraxyo xalay laga maqlay Bacaadweyne