War-murtiyeed laga soo saaray shirkii Heritage ee Garoowe

Abdirahman Aynte

Waxaa maanta magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland lagu soo geba-gebeeyey shirkii Madasha Aragti Wadaagga Soomaalida, oo uu soo qaban-qaabiyey Machadka Heritage ee Daraasaadka Siyaasadda.

Shirkan ayaa waxaa ka qeyb-galay siyaasiyiin, wasiiro, xildhibaano, aqoonyahano iyo waxgarad kale oo Soomaaliyeed.

Geba-gebadii shirka ayaa waxaa laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban afar qodob, waxaana warbaahinta u aqriyey Cabdiraxmaan Caynte, oo ka mid ah aas-aasayaasha Machadka Heritage.

Your browser doesn’t support HTML5

War-murtiyeed laga soo saaray shirkii Heritage ee Garoowe