Maamul Goboleedka Galmudug ayaa shaaca ka qaaday in dhowaan ay billaabayaan bixinta shatiyada gaadiidka iyo taargooyinka, si amniga deegaanka waxbadan looga qabto.
Dhinaca kale wasaaradda gaadiidka maamulkaas ayaa shaaca ka qaadday in badi garoomadii diyaaradaha ay la wareegtay, halka laba u dhimanna ay dhowaan la wareegi doonaan.