Xildhibaan Lagu Diley Kismaayo

Kismaayo

Kismaayo

Xildhibaan khaliiHaashim oo kamid ah mudanayaasha Barlamanka 2aad ee jubbaland ayaa ku geeriyooday magaalada kismaayo kadib markii gaari uu watay lagu xeray miino, sida ay sheegeen saraakiisha ciidamada amaanka ee jubbaland.

Wariyaheena Adan Kismaayo ayaa warbixintan inoo soo direy

Your browser doesn’t support HTML5

Xildhibaan Kismayo Lagu Diley