Faaqidaadda: Muranka ka taagan doorashada Soomaaliya

Madaxda Soomaaliya

Barnaamijka Faaqidaadda toddobaadka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay muranka siyaasadeed ee ka taagan doorashada Soomaaliya, xilli baarlamanka federaalka uu muddo xileedkii ka dhamaaday. Seynab Abuukar Maxamed ayaa magaalada Muqdisho ka soo dirtay.

Your browser doesn’t support HTML5

Faaqidaadda Toddobaadka: Muranka ka taagan doorashada Soomaaliya