Dagaal maanta ka dhacay gobolka Bakool

Ciidamada

Mas’uuliyiinta maamul goboeedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa soo weriyey dagaal maanta ka dhacay Gobolka Bakool.

Guddoomiyaha Gobolka Bakool ayaa sheegay in ciidanka maamulku ay guulo ka gaareen dagaalkan.

Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan kasoo diray Baydhaba.

Your browser doesn’t support HTML5

Dagaal maanta ka dhacay gobolka Bakool