5 qof oo ku dhintay qarax ka dhacay Jubada Hoose

Qarax

Ugu yaraan 5 qof oo ay ku jireen haweenay iyo ilmaheedi oo labo bilood jiray ayaa geeriyooday kadib markii uu qarax qabsaday gaari ay la socdeen, kaasoo kusii jeeday magaalada Dhoobleey ee gobolka Jubada Hoose.

Maamulka deegaanka Dhoobleey ayaa dhacdadaas ka hadlay, waxayna faahfaahiyeen qaraxa.

Warbixintan waxaa Kismaayo kasoo diray wariyaha VOA-da ee magaalada Kismaayo Aadan Maxamed Salaad.

Your browser doesn’t support HTML5

5 qof oo ku dhintay qarax ka dhacay Jubada Hoose