MUQDISHO —
Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay caqabadaha ay ganacsiyada Muqdisho, gaar ahaan hoteellada, kala kulmaan kooxda Al-Shabaab. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.
Your browser doesn’t support HTML5
ILEYSKA VOA