Garowe: Dibad-bax lagaga soo Horjeedo Qaadasha La'aanta Shilin Soomaaliga

Qaar ka mid ah dadka ku nool Magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland ayaa sameeyay dibadbax ay uga soo horjeedan qaadasha la’aanta lacagta Shilinka Soomaaliga ee suuqdaya magaalada. Maamulka Puntland ayaa horey u soo saaray go’amo lagu amrayo ganacsatada in ay qaatan Shillinka.

Wariyaha VOA, Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintan ka soo diray Garoowe.

Your browser doesn’t support HTML5

Garowe: Dibadbax ka dhan ah qaadasha la'aanta shilin Soomaaliga