Shaqo la'aan saameyn xoogan ku yeelatay dhallinyarada Kismaayo

Kismaayo

Shaqa la’aanta ka jirta meelo badan oo Soomaaliya ka mid ah ayaa waxa ay waayadii u dambeeyay noqotay mid sii korodhay.

Shaqo la’aanta ayaa saameynta ugu badan ku yeelatay dhallinyarada oo la rumeysan yahay inay yihiin jiilka ugu badan shacabka Soomaalida.

Wariyaha VOA-da Aaden Kismayo ayaa warbixintan kasoo diray magaalada Kismaayo.

Your browser doesn’t support HTML5

Shaqo la'aan saameyn xoogan ku yeelatay dhallinyarada Kismaayo