Maraykanka ayaa isku diyaarinaya in maalmo gudahood uu ciidankiisa kala baxo Soomaaliya, kadib amar kasoo baxay madaxweyne Donald Trump.
Haddaba sidee ayey taasi u saamaynaysaa ciidamada Danab oo iskaashi dhow la leh ciidamada Maraykanka? Waa mowduuca barnaamijka Galka Baarista ee toddobaadkan.
Waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Haaruun Macruuf.
Your browser doesn’t support HTML5
Galka Baarista: Sidee bixitaanka Mareykanka u saameynayaa Danab?