Bandhigga VOA: Cadaadiska China ay ku heyso muslimiinta Uyghurs

Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay: cadaadiska dowladda Shiinaha ay ku heyso muslimiinta ku nool dalkaas. Waxaa soo diyaariyey halkanna ka soo jeedinaya Xuseen Barre Aaden.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA