Al-Shabaab oo gubay gawaari badeecooyin u siday Xudur

Ku dhawaad toban gaari oo badeecooyin u siday magaalada Xudur ee xarunta Gobalka Bakool ayaa lagu gubay inta u dhaxeysa deegaanka Qurac Joome iyo Xudur.

Ururka Al-Shabaab ayaa lagu eedeeyey inay gubeen baabuurtan.

Wariyaheena Muqtaar Catoosh ayaa warbixintan Baydhaba inooga soo direy.

Your browser doesn’t support HTML5

Al-Shabaab oo gubay gawaari badeecooyin u siday Xudur