Khilaaf muddo u dhaxeeyey federaalka iyo Puntland oo laga heshiiyey

Madaxweynaha Puntland iyo wasiirka waxbarashada Soomaaliya

Wasaradda waxbarashada dowlada federaalka Soomaaliya iyo midda Puntland ayaa heshiis ka gaaray murankii ka taagnaa shahaadada dugsiyada sare.

Murankan ayaa salka ku hayey ayada oo dowladda federaalka ay dalbatay inay qaaddo imtixaanka shahaadiga ee iskuullada Puntland, si ay shahaado usiiso ardayda reer Puntland, taasi oo Puntland ay ku gacan seertay.

Warbixintan waxaa Garoowe kasoo direy wariyaheena Nuux Muuse Birjeeb.

Your browser doesn’t support HTML5

Khilaaf muddo u dhaxeeyey dowladda federaalka iyo Puntland oo laga heshiiyey