Al-Shabaab oo sheegatay qarax ka dhacay Gaalkacyo

Ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda qarax maanta ka dhacay dhinaca Koonfureed ee magaalada Gaalkacyo.

Qaraxa ayaa lagu aasay meel u dhow xarunta degmada Gaalkacyo ee maamulka Galmudug.

Cabdiwaaxid Macalin Isxaaq ayaa warbixintan noo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Al-Shabaab oo sheegatay qarax ka dhacay Gaalkacyo