Ciidamo ka wada tirsan dowladda oo ku dagaalamay Sh/Hoose

Ciidamada dowladda oo ku sugan Janaale

Wararka ka imaanaya magaalada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in maanta halkaasi uu dagaal ku dhex maray ciidamo iska soo horjeeda oo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya.

Dagaalkaasi ayaa lagu soo waramayaa inuu geystay khasaare nafeed oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Wariyaha VOA-da Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan kasoo diray magaalada Baydhaba.

Your browser doesn’t support HTML5

Ciidamo ka wada tirsan dowladda oo ku dagaalamay Sh/Hoose