Dagaal ka socda isgoyska Carwo Itko ee Muqdisho

Muqdisho

Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dagaal culus uu ka socdo isgoyska Carwo Itko ee kala qeybiya dgemooyinka Howl-wadaag iyo Wardhiigley.

Waxa la adeegsanayaa rasaaas fudud iyo baasuukayaal. Illaa iyo hadda ma cadda cidda dagaalamaysa.