Galka Baarista: Doorka dalalka shisheeye ee doorashada Soomaaliya
Galka Baarista
MUQDISHO —
Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay doorka ay dalalka shisheeye ku yeelan karaan doorashada Soomaaliya, xilli ay Soomaaliya ku eedeysay Kenya inay faro-gelineyso doorashada Soomaaliya.
Barnaamijka waxa uu sidoo kale eegaya dalalka kale ee la tuhmo inay xoogga ku leeyihiin arrimaha Soomaaliya, sida Imaaraadka Carabta iyo Qatar.